Dhegeyso:-Xeriyaha Barkacyaasha qaarkood ee magaalada Baydhabo oo waxbarasho la,aan ka jirta.

0
428

Xerooyinka barakacyaasha baydhabo qaarkood  waxaa ku yar fursadaha waxbarasho, ma ku yaalaan iskuulo caruurta wax lagu baro, mana u dhow iskuulada magaalda taasi oo saameyn ku yeelatay waaladiinta caruurta maadaama ay u badkooda u rabaan waxbarasho sida caruurta kaleba.

Qaar ka mid ah waaladiinta caruurta barakacyaasha ee ku nool xeriyaha barakacyaasha magaalada baydhabo ee xaruunta gobalka baay ayaa sheegey in ay heysato waxbarasho, la,aan caruurtooda waxeyna fariin u direen qeybaha kala duwan ee bulshada iyo ha,yadaha.

Caruurta barakacyaasha ayaa wajaha dhibaatada nolosha marka laga tago xaalad waxbarasho la,aan, qaarkoodana waxey joogaan da,dii waxbarashada, waaladiinta caruurtaasi ayaan awoodin ay ka bixyeen qarashaadka wax lagu barto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here