Dhegeyso:-Dhalinyarada isticmaasha waxyaabaha maanka dooriya oo saameysay bulshada deegaanka.

0
621

Dhalinyerada istamaasha waxyaabaha moondooriyaha ah ayaa ku badan soomaliya ayigoo u istamaala siyaaboyin kala duwan Dhalintaan ayaa soo waxjaha dhibatooyin naftooda lid ku ah Dhalinyerad somaaliyeed ayaa ah kuwa inta badan sheqa lacan ka cawada ayigoon qaarkood ay wax  barteen

Maxamed Abuurka Ali waa gudoomiyaha ururka hormarinta degaanka dedo.waxaa uu ka Hadley wax yabaha dhalinta ku kalifa in ay istamalan maandooriyaha iyo sida ay uga dhiiradaan.Nocoyada kala duwan ee daroogada la istamaala ayaa ah kuwa maanka dooriya diiniyan ayaanan u bananeyn waxeyna dadka istamaala ku reebtaa sameyn dhan welba leh waa kana dr muxudiin yuusif tiirow oo sharaxaya wax ay tahay daroogadu.

Uga danbeyn  waxaa uu sheegey In laga dhaxli karo dhibaatooyinAfimaadka wax yeeleya .Mudooyikii danbe ayaa waxaa soo badanayey istimaalka daawoyinka oo sida daroogada loo istimaalo taasi oo qeyb ka naqotey waxyabaha ay dhalinyerada u badanyihin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here