Dhegeyso:-Maamulka Cisbitalka Guud ee Degmada Marka ee Gobalka Sh.Hoose oo sheegey in ay daawo, laan ay ka jirto Cisbitaalkaasi

0
293

cisbitaalka guud ee degmada marka ee gobalka shabeelada hoose  ayaa Haataan  soo wajaheyaa daawo yari aad u bahsan  iyo sariiraha cisbitaalka  ee bukaanada loogu talgaaley  inay jiiftaan oo aad u burbursan.

Buukaano farbadan ayaa isbtaalka jiifaa  waxa jirtaa inay dawooyinka ka soo gataan  dibadda cisbitaalka

inta badaan dhagaatiirta cisbitaalka ayaa waxa ay sheegeen inay ka caawiiyaan dhanka iyo sheybaarka ,Maadaama cisbitaalka aysan heeynin waxa daawo ah  oo lasiiyo dadka bukaanada  ah. Sidoo kale hoolwaadeenada cisbitaalka waxa ay sheegeen inay mudu ay ku shagaanayeen misheer la,aan.

Dr Maxamed cali kooke  oo ka mid ah dhagaatiirta ka hoolgl cisbtaalka guud  degmada marko Ee gobolka  Sh.hoose   waxa uu sheegey in cisbitaalka uu u bahaanyahay  gar gaar deg deg ah  isagoona baaq u direy dad weliba oo wax ku caawin kara xaruunta cisbitalkan.

W\Q:-Wariye Raxma Salaad Abdullahi