Dhegeyso:- Agaasimaha Shaqada iyo Shaqaalaha Koonfur galbeed soomaaliya oo sheegey sidii ay shaqa abuur ugu sameyn lahaayeen dhalinyarada.

0
375

Shaqo la,aantu waa saameynta ugu weyn ee dalka ka jira taasi oo saameynta ugu badan ay heysato dhalinyarada, waxaana  Agaasimaha Guud ee wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Koonfur Galbeed Mohamed Suufi Aadan oo wareysi siinaayey Radio Arlaadi ayaa ka warbixey  sida loo shaqaaleysiin lahaa dhanyarada koonfur Galbeed iyo goowaha aya isku imaan lahaayeen dadka shaga doonka ah.

Dhanka kale  ayaa Agaasimaha Guud ee wasaarad shaqada iyo shaqaalaha koonfur galbeed bulshada ugu baaqey in ay la yimaadaan fikrado shaqo oo ay shaqa abuur sameytaan iyaga.