SAWIRO: Masuulin Katirsan Wasaarada Arimaha Gudaha Dowladaha hoose iyo Dib-u-heshiisiyiinta maamulka KG oo baydhabo dib ugu soo labteen.

0
284

Wasiirka Arimaha Gudaha Dowladaha hoose iyo Dib-u-heshiisiyiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Maxamed Abbuukar ayaa Maanta dib ugu soo laabtey Magaalada Baydhabo ka dib Markii Magaalada Garoowe uga qeyb galey Shir Looga Hadlayay Arrimaha Dimaquradiyadda ,iyo Dib-u-heshiisiyinta,waxana Markii uu soo gaarey Baydhabo Garoonka Ku soo dhaweyay Mas’uliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Kgs.

Soo dhaweyn Ka dib wasiir maxamed Abuukar aya ka warbixiyay Safarkii Shaqo ugu Maqana Magalaada Garoowe Ee Caasimadda Dowladda puntland.

Dhinac Kale Wasiir Arrimaha DGKGS . Ayaa Sheegey in wasaradiisa ay Wado Sii Loo dhisi lahaa Gollaha Deegaanka degmoooyinka KGS.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here