Wararka Dhegeyso:-Olole Nadaafadeed oo dib Loogu soo celinaayo Bilicda degmada Xudur Ee Xaruunta Gobolka Bakool. By RADIO ARLAADI - August 26, 2019 0 312 Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Magaalada Xuudr ee xaruunta Gobalka Bakool ayaa ka socda Olole Nadaafadeed oo lagu soo celineya bilicda iyo nadaafada degmadaasi waxana qeyb weyn ka qaadaneya qeybaha kala duwan ee bulshada. https://radioarlaadi.so/wp-content/uploads/2019/08/Warka-raxmo-salad-24.80.2019-OLOLO-nadaafadeed-oo-sax-ah-.mp3