Dhageyso; Barnaamijka Martida Ee Iadaacada Arlaadi 16 07 2019

0
835

Barnaamijka martida ee idaacada arlaadi ayaa waxaa looga hadlay doorashadii dhawaan ay ka dhacday magalada baydhabo taasi oo lagu doortay gudoomiye iyo kuxigeenkiisa gudoomiyaha gareenada koonfur galbeed soomaaliya, waxaana barnaamijka barti ku ah gudoomiyaha cusub ee qareenada koonfur galbeed Cumar Macalin Cabdi.

Waxaa barnaamijka soo jeedinayaa Bishaar Mayow Mukhtaar.

Halka hoose ka dhageyso Barnaamijka martida ee idaacada arlaadi.