Dhageyso:-Inka badan 2,000 qoys oo lagu soo xuley kaamamka magaalada baydhbo oo rashin loo qeybiyey.

0
381

Inka badan 2,000 qoys  oo lagu soo xuley kaamamka ku yaala magaalada baydhbo ayaa sandanata cumaan u qeybisey raashiin ay isugu jiraan bur’bariis’sokor’timir

Dadka raashiinka loo qeybiyey  ayaa isugu jireen kuwo lagu soo xuley kaamamka io kuwo danyerta magaalada ah

Halkan Hoos Ka Dhageyso