Dhageyso:-Cabasho Ka Soo Yeertay Dadka Ku Nool Kaamamka Duleedka Magaalada Baydhabo.

0
367

ayadoo lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramadaan ayaa waxaa jira tiro dad ah oo kusoo barakacay magaalada baydhabo kuwaasoo la daalaadhacaaya nolol maalmeed kood.

inta badan dadka soo barakacay ee ku nool kaamka goof gaduud shibeelow ayaa waxaa ay ka cabanayaan xili roobaadkan baco la,aan iyo cuno yeri.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here