Dhageyso:-Xubnaha Haweenka ah Ee Baarlamanka KG Oo Kulan La Yeeshey Ururada Haweenka ee Degmada Baydhabo.

0
345

Waxaa magalada beydhabo ee xarunta gobolka baay lagu qabtey kulan ay iskuga yimaaadeen xildhibaanada haweenka ee baarlamaanka  maamulka konfur galbeed iyo ururada haweenka ee degamada baydhabo

kulankaan ayaa ahaa mid ay wax badan iska weydiinayeen xildhibanada  maamulka konfur galbeed iyo ururada hawenka sidii ay  wada shaqeyn wanaagsan  u dhex mari lahayd.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here