Dhageyso:-Naafada Baydhabo Oo Sheegey Iney Hogaan Yeelan Doonaan.

0
351

Magaalada baydhabo ee xaruunta gobolka baay waxaa ku nool dad badan oo naafa ah waxaana intooda badani samaystaan urur ugaar ah waxaana hada qaar kamid ah naafadaasi sheegeen iney hogaan ay ku mideysan yihiin ay yeelan doonaan.

hadalkan ka soo yaree naafada magaalada baydhabo ayaa waxaa uu imaanayaa xili dhawaan uu baarlamaanka somaliya uu ansixiyey sharciga abood siinta naafada somalia.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.