Dhageyso:-Degmad Buur Hakaba Oo Isbitaal Cusub Laga Hergeliyey.

0
346

Degmada Buur-Hakaba ee gobolka baay waxaa 60 KM u jirtaa magaalada baydhabo ee xaruunta gobolka baay waana magaalo da ahaan ka facweyn magaaladan

Waxaa degmada laga hergrliyey isbitaal kan oo ay ku tiirsan yihiin dad ka kala yimaada 30 tuule ee hoos yimaada degamada buur-hakaba ee gobolka baay.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.