Dhageyso+Sawiro: Maamulka Degmada Diinsoor Oo Kahadlay Dhimaatada Xaamilo

0
521

Waa Xaamilo Curyaan ah Haysatana Afar Caruur Ah Da’adeedu waa 35-jir waxana lagu magacaaba Abshirey Cali Sheekh waxaa ay mudo ku Dhow halsano la Xanuunsantahay Cudur Waxana ay ku Nooshahay Mid Ka mid Ah Xafadaha Degmad Diinsor Ee Gobolka Baay.

Waxaa Gabi ahaanba isbadaley wajigeedi Abshirey Ninkeedi Ma awoodo wax uu ku Daweeyo waxaa ay la yihiin wax Dabka ku shitaan.

Ninka qabo Abshirey Maha Qof Shaqeysta waayo Waxa uu habeen iyo maalin duljooga Xaskiisa oo aad u Xanuunsan mana Aboodo wax uu ku daaweeyo.

Qoyskan waxaa ay Musliminta Alle wax siiyay Ka codsaneyaan In ay usoo gar gaaran Hooyadan Dhiban si Goobaha Caafimaadka Loogu soo qaado Sida Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here