Wararka Dhageyso:Barakacyaal Ku Nool Kaamamka Ku Yaal Magaalada Baydhabo Oo Hay,adaha Ka Codsadey In La Gargaaro. By RADIO ARLAADI - March 17, 2019 0 285 Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Waxaa jira barakacyaal badn oo kaamam ku yaal baydhabo ku nool kuwaasoo xiligan jiilaalka ka cabanaya biyo la,aan iyo cuno yer ayaa waxaa isasoo taraya cabashooyinka ay kaga hadlayaan baahiyaha ay qabaan. Halkan Hoose Ka Dhageyso. https://radioarlaadi.so/wp-content/uploads/2019/03/warka-raxmo-17-2018-2.mp3