Dhageyso:-Warbixin Ku Saabsan Haweenka Shaaha Ku Iibiya Baydhabo.

0
317

Waxaa jira haweenbadan oo kumaareeya nolol maalmeedka qoyskooda iibinta shaaha taasoo ay ku iibiyaan magaalada baydhabo ee xaruunta gobolka baay.

Xaliimo Xuseen Isxaaq waa hooyo haysato sadex caruur ah waxaana ay caruurteeda noloshooda ku maareysaa nolol maalmeedkooda.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.