Dhageyso:-Warbixin Ku Saabsan Maxay Tahay Caqabada Hortaagan Soo Nooleynta Hidihii Iyo Dhaqankii Somalia.

0
569

Hidaha iyo dhaqanka waa arrin ku qotanta jiritaanka bulshonimo, Soomaaliduna waa qoowmiyad ixtiraam iyo jacayl badan u heysa dhaqankeeda, iyada oo aad arkaysid in meelaha lagu hayo dhaqanka ay dad badan isugu soo xoomaan.

Xitaa dadka caadiga ah ee magaalooyinka ku nool ayaa fikrad wanaagsan ka heysta dhaqanka.Sidaasi oo ay tahay waxaa jira walwal weyn oo laga qabo in uu dhaqanka suulo, iyada oo ay dad badan qaadanayaan dhaqamo kale, waxaase jira fursado waaweyn oo lagu badbaadin karo dhaqanka.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.