Dhageyso:Dugsiga Sare Ee Degmada Xudur Oo Dib Loo Furey.

0
327

Magaala madaxda gobolka bakool ayaa lahayd hal dugsi sare kaas oo bur-burey wixii ka danbeeyey dowladii dhexe ee dalka oo uu madaxweyne ka ahaa jaale siyaad.

Hada waxaa dib u dayactir laguy sameeyey dugsiga waxaana munaasabada xariga looga jaraayey ka qeyb galey wasiiro heer fadaraal iyo heer maamul goboleed sidookale waxaa munaasabada goob joog ahaa maamulka gobolka bakool iyo kan degmada xudur.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.Warka Abdourahman Soori iyo Iskuul Xudur 7-3-2019

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here