Wararka Dhageyso: Dhibaatooyinka laga dhaxlo guurka deg dega ah By RADIO ARLAADI - March 8, 2019 0 448 Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp gabdhaha soomaaliyeed ayaa waxay la kulmayaan dhibaatooyinka dhanka guurka iyadoo qaangaarin ama ay jiraan sanada ah 14 sano jir ayaa waxaa lagu qasbaa guur taasi oo dhalisa dhibaatooyin furiin ah ama dhibsstooyin sh dhanka dhaqista reerka. https://radioarlaadi.so/wp-content/uploads/2019/03/Warka-Geesay-iyo-Guurka-sax.mp3