Wararka Dhageyso:-Shirweynaha Qaran ee Haweenka oo Ka Furmay Muqdisho. By RADIO ARLAADI - March 4, 2019 0 369 Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Magalada Muqdisho waxaa Maanta ka furmay Shirweynaha Qaran ee Haweenka Soomaaliyeed,waxaana shirkaasi soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka iyo xaquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Halkan Hoose Ka Dhageyso. https://radioarlaadi.so/wp-content/uploads/2019/03/Warka-ateera-haweenka-kkkkk.mp3