Dhageyso:Wax bixin ku saabsan caado wareerka.

0
531

Dr Najiib Ali Axmed ayaa xili uu marti ku ahaa barnaamijka caafidaamka ee idaacada arlaadi sharaxaad ka bixiyey cudurada ku dhaca haweenka.

Dr ayaa si gaar ah ugu waramay dhibaatooyinka ka dhalan kara caado wareerka asagoona talooyin badan siiyey haweenka somaliyeed.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here