Dhageyso:Qoys dan yer ah oo magaalada xudur ku haysata hoyi la,aan.

0
381

Qoqeys danyer ah oo ka kooban 9 caruur ah oo aaba iyo hooyo ifka u joogin ayaa waxaa ay duruuf adagi ku haysataa magaalada xudur ee xaruunta gobolka bakool.

Marka loo eego xaalada ay hada ku nool yihiin ayaa waxaad ka dheehan kartaa xaalada aad u liidata waxaana ay hada caawinaad ka dalbadeen dadka somaliyeed.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.