Dhageyso:Warbixin ku saabsan sida baydhabo loogu ganacsado u kunta iyo faa,idadeeda.

0
532

Waxaa jira haween badan oo hareeraha wadooyinka suuq yada baydhabo siyaabo kala duwan ugu iibiya ukunta ayadoo bisil iyo ayadoo ceyriin ahba.

ayadoo taasi jirto hadana waxaa ay dhaqaatiirta caafimaadku sheegaan iney ukuntu faa,iido muhiim ah u leedahay jirka aadmiga taasoo ay dadku aad u jecelo yihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here