BarnaamijyaddaCayaarahaFaalooyinWararka Akhriso: isku shaandheyn lagu sameeyay golaha wasiirada Hirshabeelle By admin - January 22, 2019 0 412 Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada. Xildhibano ka tirsan baarlamanka Hirshabeelle ayaa ka mid noqday wasiirada cusub Hirshabeelle.