Gattuso Oo Ganaax Kala Kulmay Xiriirka Talyaaniga.

0
409

Xiriirka kubadda cagta talyaaniga ee magacooda loo soo gaabiyo FIGC ayaa ganaax garka u galiyay tababare Gennaro Gattuso.

Tababarahan heerka caalamai ee reer talyaani ayaana lagu eedeeyay i  uu fal celin aan anshax ahayn uu sameeyay kulanki xalay au ay C milan ku bor kuftay Juventus.

Tababare Gattuso ayaana ganaax garka loo galiyay ganaax hal kulan oo uusan soo istagi dooni xarioqda tababarayaasha.

Macallinkan isbiiratka badan ayaa ka xumaaday calamaddii casaanka ahayd ee ciyaarta looga saaray Frankie Kessie.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here